Wararka Somalia

Khilaaf Ba’an Oo Soo Kala Dhaxgalay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaare Shar’marake.04-09-2010

Muqdisho: (X.M.Net)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa tibaaxaya in uu soo baxayo khilaaf ba’an oo soo kla dhaxgalay madaxweynad DKG iyo ra’iisul Wasaarihiisa . Wararku waxeey in taasi ku darayaan in... 

Dadka Reer Muqdisho Oo Saakay Fursad U helay In ay Si Nabad ah U Jimceestaan.03-09-2010s

Muqdisho: (X.M.Net) -Magaalada Muqdisho oo  saakay xaalad deganaansho ah si weyn looga dareemayaa Kadib  oo 11- oo ay  dhacayeen duqeymo iyo dagaalo xariir ahaa oo u dhaxeeyay dowladda KMG Soomaaliya... 

Odayaasha Dhanqanka Iyo Midnimada Belaha Hawiye Oo Ka Hadalay Dagaalada Muqdisho.02-09-2010

Muqdisho (X.M.Net) Golaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimad beelaha Hawiye ayaa ka hadalay dagaalada ka socanya magaalada Muqdisho kuwaas oo qasaare  naf iyo maalba isugu jirto geestay isla markaana ey... 

Ururka Suxafiyiinta Sojyo Oo Maanta Cambaareeyay Dilkii Wariye Cabdulaahi Cumar Geedi.01-09-2010

Niarobi(X.M.Net) Ururka Dhalinyarda Suxufiyiinta Soomaliyeed ee  Sojyo ayaa Maanta si kulul u cambaareeyay dilkii Xalay loo geeystay Wariye C/llahi Cumar Geedi oo ahaa mid kamid ah wariyaashii ka howlgali... 
Advertisement

BBC-SOMALI

KEYDKA WARARKA XANANO

Enter Analytics/Stat Tracking Code Here